Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KG, ayaa Bulshada Degmada Bardaale u qabatay Shir ku saabsan Arimaha dib u heshiisiinta iyo is dhexgalka Bulshada oo loogu talagaley in xal waara looga gaaro Khilaafaadka soo no noqday.
Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galey xubnaha Maamulka Degmada, Odeyaasha dhaqanka,dhalinyarada Haweenka,intii uu socdey shirka ayaa waxaa aad looga hadlay sidii loo soo afjari lahaa Arimaha ka jira degmada Bardaale iyo deeganadda hoosyimada.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa