Bulshada degmada Baxdo oo soo dhaweyay dhismaha dekadda Hobyo.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo dhawaan madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor magalada Muqdisho ku saxiixay Dhismaha Dekada Magalada Hobyo tasoo la rijeynayo in dhawaan la dar dargaliyo dhismaheeda ayaa shacabka Magalad Baxdo waxa ay soo dhaweyeen dhismaha dekada iyagoona xusan in ay Galmudug u tahay hormar.

Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here