Galmudug oo warbixisay goorta la bilaabayo dhismaha dekedda Hobyo.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug cali Maxamuud Farax Cali Seeko ayaa warbixiyay goorta la bilaabayo dhismaha dekedda magalada Hobyo ee gobalka mudug oo dhawan magalada Muqdisho ow ku Saxiixay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Cabdi kaariye Qoor Qoor .

Dhanka kale Wasiirka ayaa sheegey
In heshiiskaan ka duwan yaha kuwii hore loo saxiixi jiran filashaduna tahay dhameestirka Dekadda Hobyo.

 

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here