Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bacaan fara badan oo saamayn kuyeeshay nolosha bulshada degmada hobyo ee gobolka mudug ayaa waxaa u istaagay furista waddooyinka uu bacadka gooyay maamulka degmada hobyo oo kaashanaya gacansatada beedeecada kala soodega dekada hobyo iyagoona sheegay in ay bacaad badan kaqaadeen waddooyinka muhiimka u ah isku socodka bulshada magaalada hobyo.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi