Shirka Dib-uheshisiineed oo Maanta Dhuusamareeb ka furmay

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb ka furtay Shir lagu heshiisiinayo laba belood oo wada daga Galgaduud.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha Galmudug mudane Ahmed osmaan aadan ayaa dhaqanka labada beel ugu baaqay iney xal rasmiya shirka ka soo saaraan.
Dhankooda odayaasha dhaqanka labada beel ayaa sheegay iney diyaar u yihiin iney xal kama danbeysa ka garaan xiisada sanado jirsatay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulahi Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here