Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee gobalka bay Mahamed Isaaq Caracase Oo Shir jaraaid ku qabtey Degmada ayaa ka hadlay Xaaladaha ay ku nool yihiin Bulshada isagoo sheegey in ay jiraan Xaalada adag oo ay wajahayaan kuwaas oo u baahan in wax laga qabto si loo badbaadiyo Noloshada dadka ku wooda danta yar
Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee gobalka bay Mahamed Isaaq Caracase ayaa Hay’adda Samalka ka codsaday in gargaar Bini’aadanimo laga soo gaaro bulshada ku nool degmada Bardaale ee gobalka bay.
Sacdio ABdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.