Munaasabad qalin jebin ah oo lagu qabtay deegaanka Budbud ee Gobolka Mudug

0
78

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xaflad ay Ku qalin-jabinayeen ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga hoose , dhexe iyo sare ee Deegaanka Budbud ayaa lagu Qabtay Gudaha deegaanka Budbud Ee Bariga Gobolka Mudug.
Munaasbaddan waxaa kasoo qeybgalay maamulka deegaanka,xubno ka socday wasaaradda waxbarshada, arday ,macalimiin ,waalidiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here