Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo billowday diiwaangelinta dadka soo xajinaya sanadkan

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la bilaabay qabashada Baasaboorada Xujeyda Soomaaliyeed ee daneynaya Sanadkaan in ay soo gutaan waajibaadka Xajka.
Dadka doonaya iney soo xajiyaan laga rabaa lacag horumarisa oo ay qadayaan shirkadaha sanadkan qaadaya xujeyda waxaana lacagtaas tahay qadashaa Baasaboorada.

Abdulahi Abdulkadir Nor aya soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here