Galmudug oo billaabaysa hirgelinta waddooyin cusub

0
41

Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali daahir ciid
ayaa sheegey in galmudug dhawan la bilaabi doona dhismaha waddooyin muhiim ah kuwaa oo laga hirgalinaayo deeganadda galmudug garahan magalada dhuusamareeb ee Casimada galmudug oo lagu wado in laga hirgaliyo ku dhawad 7 waddo oo yar yar .

Dhanka kale Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali daahir ciid ayaa sheegey in si guud galmudug ay uga socdaan hormarro kala duwan.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here