Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo balan qaad u sameyey dadka baahiyaha gaarka qaba

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre oo ka qeyb galayey xuska maalinta araga aduunka oo lagu qabtay muqdisho ayaa sheegay in dadka qaba baahiya gaar ka ah ay mudnaan gaar Wasaaradu siin doonto.
Wasiirka ayaa sheegay iney u qaban doonaan Tartamo gaar u ah iyo sidookale Dhiiragalinta ay mudan yihiin.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here