Galmudug oo rajo wanaagsan ka muujisay shirka dib-u heshisiinta ka socda Dhuusamareeb..

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Shirkan oo ay Gar-wadeen ka tahay Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug ayna goobjoog yihiin wasiiro iyo Agaasimyaal katirsan Galmudug ayaa ku socda magaalada Dhuusamareeb waxaana uu shirku galay maalinkiisi Afaraad.

Shirka  ayaa   u dhaxeeya beelaha walaalahaa ee dhawaan ku diriray Deegaanada Ina-jiirow iyo Baliseenyoole oo kawada tirsan gobolka Galgaduud.

arkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here