Wasaaradaha waxbarashada DF iyo tan Galmudug oo adeegyo waxbarasho gaarsiiyey deegaanada fog ee Gobalka Mudug.

0
39

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradaha waxbarashada Dowlada Fadaraalaka soomaaliya  iyo tan dowlad gobvoleedka Galmudug ayaa ku guuleystay inay waxbarasho gaarsiiyaan bulshada ku nool degaanada fog fog ee  Miyiga Gobalka Mudug.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here