Garoonka ciyaaraha Caabudwaaq oo dib u dayactir lagu bilaabay.

0
79

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Galmudug ayaa daahfuray dhismaha Roog-dhigista Garoonka Ciyaaraha ee Magalada Caabudwaaq.
Wxaaana munaasbadda ka ka qeybgalay masuulin ka tirsan maamulka Galmud kan degmada caabudwaaq iyo xubna kale.

Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here