Kulan Looga hadlayay amniga yo horumarinta maamul wanaaga oo lagu qabtay Jowhar

0
29

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasaarada arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa Kulan looga Hadlaayay Amniga Iyo Horumarinta Maamul Wanaaga la yeelatay masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar,

kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha dhexe, kan degmada iyo masuuliyiin kale.Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here