Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Galmudug Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre oo ku baaqay joojinta Colaad beeleedyada Ka jira Goballada Mudug iyo Galguduud. Gudoomiyaha ayaa madaxda maamulka Galmudug ugu baaqay in ay joojiyaan daadinta dhiiga walaala Muslim ka ah ee sida micno darada ah lagu daadinayo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban mohamed Abdi