Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay Munaasabadda Xuska Maalinta Cuntada Adduunka iyo Hormurinta Beeraha.
Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle,Gudoomiyaha Degmada Jowhar , Haween , Odayaal iyo qaar kamid ah iskaashitooyiinka Beeraleeyda Degmadaasi.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed