Madaxweyanaha soomaaliya oo daahfurka qoraalka qorshaha Isbeddelka qaranka

0
40
Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029 ayaa tilmaamay marxaladaha kala duwan ee uu dalkeenu u soo maray in uu helo hannaan qaran oo sal adag leh, caqabadaha ku gedaaman iyo fursadaha jira.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka duuleyso xaqiijinta hadafyada horumarineed ee uu dalkeennu u baahan yahay ayaa diiradda saartay sameynta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo ku qotomo la falgelidda xaaladaha taagan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir  Nor 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here