Wasaaradda Beeraha Galmudug oo Guriceel ku qabatay xuska maalmaha beeraleyda Soomaaliyeed & cuntada aduunka.

0
83

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Galmudug ayaa degmada Guriceel ku qabatay xuska maalinta beeraleyda Soomaaliyeed iyo maalinta cuntada aduunka, oo sanad walba la maamuuso bisha Oktoobar.

Beeralayda degmada Guriceel ayaa xuska inta uu socday ku soo bandhigay waxa ay soo saareen.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir  Nor 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here