Shirka dib-u-eegista mashaariicda caafimaadka oo Dhuusamarreeb lagu soo gebagebeeyay

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda caafimaadka Galmudug waxaana looga hadlay dib u eegista mashaariicda caafimaad ee ka howlgala deegaannada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here