Ku dhawaad 150 qof oo kafaa.iideystay olole Caafimaad oo loogu sameyey Cadaado.

0
78

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Olole Caafimaad oo isigu jira Cunaha dhagaha iyo Sanka ayaa waxaa ku dhawaad 150 wof loogu sameyey degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaana qaliimadaan kafuliyay Cadaado dhaqaatiir uu hor kacayo Dr Cabdiraxmaan xaashi dhiif oo kayimid magaalada Muqdisho dadka kafaa.iideystay qaliimadaan ayaa ah dadka aan awoodin in ay aadaan meelo kabaxsan galmudug

Hadaba waa kuwaan qaar kamida dadka qaliimada kala duwan loogu sameeyey isbadalka Kal kaal ee magaalada Cadaado

Dr Cabdiraxmaan xaashi dhiif oo qaliimada fuliyay iyo Dr liibaan xasan cali ayaa kawar bixiyay sida ololahaan Caafimaad deegaanka muhiim ugu yahy iyo dadka kafaa.iidaystay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here