Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ayaa waxaa lagu qabtay doorashada hoggaanka ururka suxufiyiinta gobolkaas oo lagu doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali