Xarun ganacsi oo laga hirgeliyay magaalada Guricel

0
147

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Xaruntaan oo maqaayad cusub laguna magacaabo Baar Ifrax ayaa lagu eoo kordhiyay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Munaasabadda lagu xarig jaranayey waxaa ka qeybgalay masuuliyin ka tirsan maamulka galmudug ito qeybbalaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here