Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo Jowhar ka daahfurtay Shir looga hadlayo Arrimaha Kalluumeysiga dalka.

0
51

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha baluugga XFS Mudane Ahmed Hassan aadan ayaa magaalada Jowhar ka daahfuray Shirka Afaraad ee Arrimaha Kalluumeysiga dalka.
furitaanka shirka waxaa ka soo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Hirshabeelle siraaji sheikh isxaaq iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here