Shirka gudoomiyaasha degmooyinka Galmudug oo ka furmay Galkacyo .

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Galmudug mudane Cabdi Maxamed jaamac Cabdi-waayeel ayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ka daahfuray Shirka Madasha Maayarradda Galmudug.

Shirka ayaa wax Goobjoog aha dhaaman maamuladda degmooyinka Galmudug kaa oo looga tashanayaa mashaariicda hor tabinta leh ee ka socda Galmudug iyo Caqabadaha taagan Sida ilaalinta Amniga, wada shaqasheyta Nabadda iyo hormarinta arrimaha bulshada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here