Deegaanka Beera-Cabdi Faarax oo laga hirgelinayo goobo waxbarasho.

0
70

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Beer Cabdi Faarax oo ka mid ah deegaanada hoostagga magaalada Dhuusamareeb ayna ka jireen baahi dhinaca waxbarashada ah ayaa hadda dadka deegaanku si isku tashi bulsho ah ku bilaabay dhismaha Iskuul waxbarasho, kuwaasi oo waagii hore waxku baran jireen geed hoostiis.
Waxaana iskuulka deegaankan dhiganaya ku dhawaad 200 oo arday.

 

Warkan waxaa soo jeedineysa=Xamdi Diriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here