Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda gargaarka iyo maareyta musiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka furtay kulan looga hadlaayay ka hortaga leexsashada gargaarka
Waxana kulanka goob joog aha maamulka degmada Jowhar, masuuliyiin ka socday wasaradda Gaargarka Hirshabeelle iyo xubno ka Socday Hay’adda Samalka ee ka howlgala deeeganada Hirshabeelle.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf