Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magaalada Kismaayo ayaa bilaabay in ay baneeyaan qaar ka mid ah wadooyinka dhexmara xaafadaha magaalada oo horay loo deegaamaystay.
Furitaanka jidadkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada kismaayo , gudoomiyaasha xaafadaha, iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda hoose ee magaalada Kismaayo.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed