Degmada Doolow oo laga hirgaliyay Mashariicda wax soo saarka beeraha

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degmada Doolow ee gobalka Gedo Mohamed Hussein Abdi ayaa booqday Mashariicda beeraha iyo Ceelbiyoodyadda oo laga hirgaliyay degmada Doolow iyo deegaanada hoosyimida kuwa oo loogu tala galay in bulshada barakacayaasha uga baaqsadan in ay dad kale wax ka sugan si ay nolol maalmeedkooda u helan.

Gudoomiyaha Degmada Doolow ee gobalka Gedo Mohamed Hussein Abdi ayaa sheegey ahmiyadda ay leedahay in dadka gacantooda malan.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here