Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo bandhigay in kabada 30 Cagaf cagaf oo loogu talagalay in lagu xoojiyo beeralayda Soomaaliyeed si sare loogu qaado wax soo saarka dalka sid uu sheegay wasiir Mareeye.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor