Maamulka degmada Bosaaso oo amar dul dhigay dadka guryaha dhisanaya.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Dowlada hoose ee magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa amaro ku soo rogay dadka dhisanaayo hareeraha xeebta magaaladaasi.

Dadka degan aggaarka xeebta ayaa lagu amaray inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay kugu guuraan badda.

Warkan waxaa faah faahinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here