Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa isbedel Laga Dareemeyaa Qiimaha Khudaarta Ee Suuqyada Magalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay Waxaana Si aad ah U Qiima Sareysa Yaayada.
Qaar ka mid ah ganacsatada iibisa qudarta ayaa sheegey in ay sabab u tahay isbeddalka ku yimid qiimaha qudarta xili roobaadka.
warkan waxaa soo jeedinaya: Sacdiyo Abdulqaadir Yusuf