Shir ku Saabsan calafka xoolaha dalka oo laga daahfuray Muqdisho.

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradd Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa magaada Muqdisho ee Casimada dalka ka furay shirka isku xirka suuqa abuurka calafka Soomaaliya.
Mashruucan dhiiragalinaya Hormarinta Calafka iyo Xoolaha dalka Soomaaliya ayaa waxa ka soo qeeybgalay masuuliyiin ka kala socday wasaradaha Xanaanadda Xoolaha heer Federer iyo heer dowlad goboleedba waxana diradda lagu Saraya Sidii loo dardargalin laha Hormarinta Suuqa calafka Soomaaliya.

warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here