Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo labadii cishee ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho waxaa looga hadlayay xaaladda aafooyinka soo wajaha bulshada Soomaaliyeed iyo sidii xal loogu heli lahaa, waxaana soo qaban qaabiyay hay’adda maaraynta musiibooyinka ee SODMA iyo Jaamacadda Muqdisho.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali