Golaha wasiiradda Galmudug oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya qoor qoor ayaa shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Galmudug.

Shirka ayaa ugu horeyn waxaa warbixin loo dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha, oo ka warbixisay amniga guud ee Galmudug iyo wax ka qabashada Coladaha Qabiilka ee ka jira deegaannada Galmudug.

Golaha Wasiiradda Galmudug ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda Galmudug 2025 oo sameysay koror ka badan boqolkiiba labaatan iyo Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here