Dood cilmiyeed ku saabsan sidii loo dhiirigelin lahaa dhalinyarada hal abuurka beeraha leh oo lagu qabtay Muqdisho

0
77

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed kusaabsan sidii loo dhiirgalin lahaa dhallinyaradda leha hal-abuurka beeraha.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin kale duwan oo ka kala socoday jaamacaddaha iyo Dowalada federaalka Soomaali.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifaha Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here