Tababar ku saabsan Isbedalka Cimilada oo lagu qabtay Baydhabo

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkani oo uu socon doona mudo sedax maalin ah ayaa waxa soo Qaban Qaabisay Ururka Soomali Girls, Waxaana inta uu socoda lagu baran Doonaa Isbedelka Cimilada ,Dhibatooyinka ka Dhasha iyo Doorka ay Haweenku Ku Leeyihin.

Waxaana Tababarka ka soo qeyb Galey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Haweenka KGS, Qaar ka mid ah Ururada Haweenka ee Degmada Baydhabo Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here