Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka qayb-galay shirkan oo looga hadlayay sidii dib loogu dhisi lahaa buundada Baardheere oo guud ahaanba duntay sanadkii hore.
Guddiga dib u dhiska buundada Baardheere ayaa soo qaban qaabiyay kulankan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali