Guryo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah oo laga dhagax dhigay Qardho

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Qardho ayaa laga dhagax-dhigay dhismaha guryo cusub oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaaladaasi iyadoo qaarkood loo dayactirayo guryo horay ugu dhisnaa.

Wasiiro kamid ah Puntland,maamulka degmada Qardho iyo kan gobolka Karkaar ayaa ka qeybgalay dhagax dhiga guryahan cusub.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here