Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Xoolo dhaqtada ku nool dhulka miyiga ah ee hoos yimado Degmada Aadan Yabaal ayaa ka cabanaya biyo yari haysata iyaga iyo xoolahooda.
Xoolo dhaqtadan oo meelo fog ka keeno xoolahooda ayaa markii ay yimaadaan ceelka waxeey xiliyada qaar ceelka ay ka wayaan biyo taasoo sabab u ah in ceelka marna laga helo biyo marna laga wayo madaama uu ku shaqeeyo soolar.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed