Dowlad goboleedka Galmudug oo samaysay koror dhaqaale sanadka 2024.

0
75
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Galmduug Senator Farhan Ali Mohamud oo  golaha baarlamaanka  Galmudug qudbad u jeedinayay maruu sharaxayay  Miisaaniyad Sanadeedka 2025  oo baarlamaanka u gudbisay wasaaradda Maaliyada ayaa sheegay in dhaqaalaha Galmudug kordhay sanadkaan marka lala barbar dhigo 2024 sanadkii 2023.
Korarka dhaqaalaha ayuu ku sababeeyay wasiirka Maaliyada iney keentay Canshuurta oo ay kordhiyeen,shaqada dekada Hobyo oo korortay, iyo in wasaaradu bilowday qaadista Canshuurta xeebaha Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here