SoDMA oo gargaar u dirtay magaalooyin ka kala tirsan gobolada Gedo & Bakoo

0
98

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Hay’adda Mareenta musiibooyinka qaran ee SoDMA ayaa diyaarado sida gargaar u dirtay magaaloyin ka kala tirsan gobolada Gedo iyo Bakool
Sida degmada Xudur, Baardheere iyo Doolow oo kala tirsan goboladda Gedo iyo Bakool . Gargarka loo diray degmooyinka ayaa garaya ilaa afar diyaradood oo sida Shixnado gar gar ah.

Agasimaha waxda gargaarka ee Hay’adda Mareenta musiibooyinka ee SoDMA Sahro Cali Yusuf ayaa ka warbixisa gargarka loo diray degmooyinka ka kala tirsan gobalada Gedo iyo Bakool.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here