Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada ee Gobalka Baay kusoo gabagabeysay kulanka la tashiga Bulshada ee wax ka badalka cutubyada 5-naad iyo 9-aad ee Dastuurka dalka.
Kulanka oo socday muda sadax maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay xildhibaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed,wasiiro,aqoonyahanno iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed