Maxkamadda gobolka Mudug oo xukun kasoo saartay dhul la’isku haystay

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxkamadda Gobolka Mudug iyo Taliska ciidanka Booliiska degmada Hpbyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ay fuliyeen xukun hore looga soo saaray dhul ay isku haysteen dad shacab  ah oo ku yaalla degmada Hobyo ee gobolkaas Mudug.

Abdidahir Garad ayaa fa ah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here