Kulan looga hadlayay Nabadda oo lagu qabtay Beled-xaawo.

0
108

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlayay daadejinta nidaamyada dowladda Hoose iyo Golayaasha deegaanka ayaa laga daahfuray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.waxana kulanka ka soo qeeybgalay maamulka degmada Beled-Xaawo , dhalinyaradda, haweenka iyo masuuliyiin ka socday wasaradda arrimaha gudaha Dowladda Jubbaland.
Gudoomiyaha degmada Beled-Xaawo ayaa ugu horay bulshada degmada la wadagay muhiimadda ay Nabadda iyo wada nolashaha bulshada leedahay.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here