Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiye ku xigeenka Ururka hormarinta xuquuqda Haweenka Koonfur-galbeed Somalia Marwo Mulki Ibaraahim Axmed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay ka daahfurtay Tababar kusaabsan Sidii Bulshada looga wacyi galin lahaa Gudniinka fircooniga.
Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay ururada haweenka ee ka dhisan magaalada Baydhabo, culumada, odyaasha iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf