Wadooyin interlock ah oo laga dhagax dhigay Degmada Afgooye Gobolka Sh/hoose

0
102

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka gobolka Shabeellada Hoose oo uu wehliyo kan degmada Afgooye ayaa dhagax-dhigay dhismaha wadooyin InterlockInterlock oo laga hirgalinayo xaafadaha degmadaas.
Munaasabadda dhaxag dhiga waxaa kasoo qeybgalay masuulinka tirsan maamulka Koofur Galbeed, gobolka shabeelaha hoose ,iyo kan degmada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Xamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here