Wasiirka Caafimaadka XFS oo dhagax dhigay qeeb cusub lagu soo kordhiyey Sheybaarka Qaranka

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradd Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aadan ayaa dhagax dhigay ballaarinta dhismaha cusub ee Sheybaarka Qaranka kaas oo heer wanagsan gaarsiin doona Sheybaarka Qaranka si guud dalka .
Agasimaha Sheybaarka Qaranka
Dr Mohammed Cabdullahi Cabdule
Ayaa ugu horay sharaxad ka bixiya dhagax-dhiga qeebta cusub ee Sheybaarka Qaranka dalka.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaji Aadan ayaa sheegey in mar dhow laga maari doono Sheybaarka meela kale loo qaado .

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiyo Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here