Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug mudane daahir faarax Fiidow ayaa maanta Magalada Dhuusamareeb ka daahfuray Tababarka Maareynta Isku dhafan ee Cudurada Caruurta iyo Dhallaanka.
Tababarkan oo soconaya mudo 7 cishaa ayaa waxaa goobjoog ahaa agaasimayaal kasocotay Wasaaradaha Caafimaadka Federalka iyo Galmudug, qaar kamida Hay’adaha Caafimaadka Galmudug iyo Howl-wadeenada Caafimaadka ee Deegaanada Dowladda galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Ahmed