Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo ay ku qalinjebinayeen ku dhowaad 20 arday oo baratay xirfadaha Caafimaadka ee aasaasiga ay waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradaha Caafimaadka iyo waxbarashada ee Galmudug.
Xafladda waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka Machadka Almacmuur ee degmada Guriceel.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali