Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan macalin Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray Shirka diyaarinta istaraatijiyadda Bahda Cadaaladda Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka socday dowad gobaleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle,xubno ka tirsan dowadda dhaxe iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Muqdisho.
Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa noo soo jedinayo